Warar is diidan oo kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa wali wax ka dhax jira khilaaf xoogan, waxa ayna xubnahah guddigan u kala jabeen labo garan oo kala taabacsan guddomiyihii hore ee guddigaasi Maxamed Cirro iyo guddomiyaha KMG ee guddiga Mowliid Mataan. Qoraal kasoo baxay guddiga garabka Mowliid Mataan oo lagu baahiyay warbaahinta dowlada ayaa lagu sheegay in weli gacantooda … Continue reading Warar is diidan oo kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal